Day: October 23, 2020
-
Spain
Koeman oo ka hadlaya Messi iyo Pique ka hor kulanka El Clásico ee ay la ciyaarayaan Real Madrid
(Barcelona) 23 Okt 2020. Tababaraha reer Holland iyo kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Kooxdiisa Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Barcelona ee El Clasico
(Madrid) 23 Okt 2020.Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka…
Read More » -
Spain
“El-Clasico-kan waa mid gaar ah waana la dagaallami doonaa ciyaartoyda ilaa iyo heer dhimasho” –Zidane
(Madrid) 23 Okt 2020. Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa sheegay in uu la dagaalami doono ciyaartoyda ilaa dhamaadka,…
Read More » -
Spain
Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Kooxdiisa Barcelona uga qeyb galaya kulanka Real Madrid ee El Clasico
(Barcelona) 23 Okt 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka El…
Read More » -
England
Hakim Ziyech oo cadeeyay waxa uu u baahan yahay Van de Beek si uu ula qabsado Man United
(London) 23 Okt 2020. Xiddiga reer Morocco iyo kooxda Chelsea ee Hakim Ziyech ayaa ammaanay saaxiibkiis hore naadiga Ajax haddana ka…
Read More » -
Spain
Xiddig ka tirsan kooxda Real Madrid oo qarka u saran inuu xabsi ku galo dalkiisa
(Madrid) 23 Okt 2020. Xiddig ka tirsan kooxda Real Madrid ayaa qarka u saran inuu xabsi ku galo dalkiisa, kaddib markii…
Read More » -
Wararka
Arsène Wenger oo shaaca ka qaaday shaqada ugu adag ee dhanka isboortiga
(Yurub) 23 Okt 2020. Arsene Wenger ayaa ka soo muuqday wareysi xiiso badan ee uu bixiyay, kaasoo uu kaga hadlay mowduucyo…
Read More » -
Spain
Javier Tebas oo si xiiso leh kaga hadlay suurtagalnimada uu Lionel Messi kaga tagi karo horyaalka La Liga
(Madrid) 23 Okt 2020. Madaxweynaha horyaalka La Liga ee Javier Tebas ayaa ka hadlay suurtagalnimada uu Lionel Messi ku bixi karo,…
Read More » -
Spain
Marco Asensio oo shaaca ka qaaday sababta uu Real Madrid kaga doorbiday Barcelona
(Madrid) 23 Okt 2020. Xiddiga reer Spain iyo kooxda Real Madrid ee Marco Asensio ayaa shaaca ka qaaday inuu xiiso ka…
Read More »