Arsenal, Tottenham, AC Milan, Leicester City, Napoli, Roma & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Europa League

(Yurub) 22 Okt 2020. Kulammo ka tirsan tartanka Europa League ayaa caawa lagu ballansan yahay in la ciyaaro iyadoo kooxo waa weyn oo ay horboodeyso Arsenal ay ka mid yihiin kuwa ciyaari doona caawa tartankan.

Kooxaha reer England ee Arsenal, Tottenham iyo Leicester City & kuwa reer Talyaani ee AC Milan, Napoli iyo Roma ayaa ugu madax fiiqan kooxaha caawa ciyaarahooda la sugayo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Europa League iyo saacadaha ay soo geli doonaan:-

EUROPA LEAGUE – GROUP A

07:55 Fiidnimo PFC CSKA-Sofia vs CFR Cluj

07:55 Fiidnimo Young Boys vs Roma

EUROPA LEAGUE – GROUP B

07:55 Fiidnimo Dundalk vs Molde

07:55 Fiidnimo Rapid Wien vs Arsenal

EUROPA LEAGUE – GROUP C

07:55 Fiidnimo Bayer Leverkusen vs Nice

07:55 Fiidnimo Hapoel Beer Sheva vs Slavia Prague

EUROPA LEAGUE – GROUP D

07:55 Fiidnimo Lech Poznan vs Benfica

07:55 Fiidnimo Standard Liege vs Rangers

EUROPA LEAGUE – GROUP E

07:55 Fiidnimo PAOK Thessaloniki FC vs Omonia Nicosia

07:55 Fiidnimo PSV Eindhoven vs Granada

EUROPA LEAGUE – GROUP F

07:55 Fiidnimo Rijeka vs Real Sociedad

07:55 Fiidnimo SSC Napoli vs AZ Alkmaar

EUROPA LEAGUE – GROUP G

10:00 Habeennimo Leicester City vs Zorya

10:00 Habeennimo SC Braga vs AEK Athens

EUROPA LEAGUE – GROUP H

10:00 Habeennimo Celtic vs AC Milan

10:00 Habeennimo Sparta Prague vs Lille

EUROPA LEAGUE – GROUP I

10:00 Habeennimo Maccabi Tel Aviv vs Qarabag FK

10:00 Habeennimo Villarreal vs Sivasspor

EUROPA LEAGUE – GROUP J

10:00 Habeennimo Ludogorets Razgrad vs Royal Antwerp

10:00 Habeennimo Tottenham Hotspur vs LASK

EUROPA LEAGUE – GROUP K

10:00 Habeennimo Dinamo Zagreb vs Feyenoord

10:00 Habeennimo Wolfsberger AC  vs CSKA Moscow

EUROPA LEAGUE – GROUP L

10:00 Habeennimo Hoffenheim vs FK Crvena Zvezda

10:00 Habeennimo Slovan Liberec vs Gent

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close