Day: October 22, 2020
-
England
Arsenal, Milan iyo Tottenham oo guulo gaaray & dhamaan natiijooyinka kulamadii caawa laga ciyaaray UEFA Europa League … +SAWIRRO
(Yurub) 22 Okt 2020. Waxaa caawa la daah furay kulamada heerka group-yada ee tartanka UEFA Europa League, xilli ciyaareedkan 2020/21 iyadoo…
Read More » -
England
Owen oo sheegay in xiddig ka tirsan Liverpool ay saameyn weyn ku yeelan doonto maqnaanshiyaha Van Dijk
(Liverpool) 22 Okt 2020. Xiddigii hore kooxda Liverpool ee Michael Owen ayaa aaminsan in maqnaanshiyaha Virgil van Dijk ay saameyn weyn…
Read More » -
Spain
RASMI: Garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka El Clasico ee dhex mari doono Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo la shaaciyey
(Spain) 22 Okt 2020. Xiriirka Kubadda Cagta Spain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka El Clasico ee…
Read More » -
Champ' League
Kooxda Isbuuca ee Champions League oo la shaaciyey.. (Messi oo ka soo muuqday & Man United oo saddex laacib ku leh)
(Yurub) 22 Okt 2020. Shabakadda ciyaarahae ee Sports Mole ayaa soo saartay 11-ka xiddig ee ugu wanaagsanaa tartanka Champions League kulammadii…
Read More » -
Champ' League
Luka Modric: “Bandhigga Real Madrid uma qalmin Champions League”
(Madrid) 22 Okt 2020. Laacibka khadka dhexe ee Real Madrid, Luka Modric ayaa ka hadlay bandhiggii liitay ee kooxdiisa ay soo…
Read More » -
Champ' League
Arsene Wenger oo tilmaamay dhibaatada uu Lionel Messi ku hayo Antoine Griezmann
(Barcelona) 22 Okt 2020. Sida uu sheegay Tababare Arsene Wenger, Kabtan Lionel Messi ayaa ka hor tagaay Antoine Griezmann inuu isku…
Read More » -
Champ' League
Antoine Griezmann oo jawaab kulul siiyey Wargeys caan ah oo cunsuriyeeyay Ansu Fati
(Barcelona) 22 Okt 2020. Antoine Griezmann ayaa jawaab kulul siiyey Wargeys caan ka ah dalka Spain, kaasoo fal cunsurinimo ah kula…
Read More » -
Champ' League
Waa kee halka ciyaaryahan ee Wargeyska Marca uu ku eedeeyey guuldarradii kooxda Real Madrid xalay ka soo gaartay Champions League?
(Madrid) 22 Okt 2020. Kooxda Real Madrid ayaa guuldarro 2-3 ah kala kulantay Shakhtar Donetsk kulankoodii furitaanka Koobka horyaallada Yurub ee…
Read More » -
Champ' League
Vinícius Júnior oo sameeyey rikoodh aan horay looga dhigin tartanka Champions League
(Madrid) 22 Okt 2020. Vinícius Júnior ayaa xalay sameeyey rikoodh aan horay looga dhigin tartanka horyaallada Yurub ee Champions League.…
Read More » -
Champ' League
Maxay ka dhigan tahay guushii ay kooxda Liverpool xalay ka soo gaartay Ajax?
(Amsterdam) 22 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul dirqi ah xalay ka soo gaartay naadiga reer Holland ee Ajax…
Read More »