Shaxda rasmiga ah Kooxaha Ajax iyo Liverpool ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Yurub) 21 Okt 2020. Kooxda Ajax ayaa garoonkeeda Johan Cruijff Arena ku soo dhaweyn doonto naadiga Liverpool, si ay u wada ciyaaraan kulankooda ugu horeeyay ee olalahooda heerka group-yada tartanka Champions League xilli ciyaareedka 2020/21.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Ajax iyo Liverpool ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Ajax XI:

Image

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close