Messi oo hoggaaminaya liiska xiddigaha Kooxda Barcelona ee caawa wajahaya Ferencvaros & Fati oo ku jira

(Barcelona) 20 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay caawa kala hortagayso naadiga Ferencvaros, Lionel Messi ayaa hoggaaminaya, iyadoo sidoo kale ay ku jiraan Pjanic & Fati.

Kooxda Barcelona ayaa kulankeeda koowaad ee heerka guruubyada Champions League waxa ay caawa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhoweynaysaa naadiga reer Hungari ee Ferencvaros.

LIISKA XIDDIGAHA AY KU DHAWAAQDAY KOOXDA BARCELONA EE UGA QEYB GALAYA KULANKA CAAWA EE CHAMPIONS LEAGUE OO DHAMMAYSTIRAN:-

Goolhayeyaasha: 13. Neto, 26. Iñaki Peña, 36. Arnau Tenas.

Daafacyada: 2. Sergiño Dest, 3. Gerard Piqué, 4. Ronald Araujo, 15. Clément Lenglet, 20. Sergi Roberto, 24. Junior Firpo, 28. Óscar Mingueza.

Khadka Dhexe: 5. Sergio Busquets, 6. Carles Aleñá, 8. Miralem Pjanic, 12. Riqui Puig, 14. Philippe Coutinho, 16. Pedri, 21. Frenkie De Jong.

Weerarka: 7. Antoine Griezmann, 9. Martin Braithwaite, 10. Lionel Messi, 11. Ousmane Dembélé, 17. Francisco Trincão, 22. Ansu Fati.

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close