Chelsea, Juventus, Barcelona iyo Man United – Ka bogo guud ahaan kulamada lagu daah furayo caawa tartanka Champions League & saacadaha ay soo galayaan

(Yurub) 20 Okt 2020. Waxaa caawa la daah furi doonaa kulamada heerka Group-yada ee tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2020/21.

Kooxaha waa weyn ee nasiibka u yeeshay inay ciyaaraan kulamada caawa lagu daah furayo tartanka UEFA Champions League, waxaa ka mid ah, Chelsea, Juventus, Barcelona, Man United iyo PSG.

Hadaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulamada lagu daah furayo caawa tartanka Champions League kal ciyaareedkan 2020/21:-

CHAMPIONS LEAGUE – GROUP E

10:00 Habeenimo: Chelsea vs Sevilla

10:00 Habeenimo: Rennes vs FC Krasnodar

CHAMPIONS LEAGUE – GROUP F

07:55 Fiidnimo: Zenit St. Petersburg vs Club Brugge

10:00 Habeenimo: Lazio vs Borussia Dortmund

CHAMPIONS LEAGUE – GROUP G

07:55 Fiidnimo: Dynamo Kyiv vs Juventus

10:00 Habeenimo: Barcelona vs Ferencvaros

CHAMPIONS LEAGUE – GROUP H

10:00 Habeenimo: Paris Saint-Germain vs Manchester United

10:00 Habeenimo: RasenBallsport Leipzig vs Istanbul Basaksehir.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close