Day: October 19, 2020
-
England
Liverpool oo xaqiijisay inuu qallin mari doono Virgil Van Dijk & Reds oo loogu baaqay inay la soo wareegaan xiddig u buuxiya booskiisa
(Liverpool) 19 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xaqiijisay in daafaceeda Virgil Van Dijk uu qalliin mari doono kaddib dhaawacii…
Read More » -
Champ' League
Edinson Cavani oo qaatay tababarkiisii ugu horreeyey ee Kooxda Man United… (Miyuu ciyaari doonaa kulanka todobaadkan ee PSG?)
(Manchester) 19 Okt 2020. Saxiixa cusub ee Kooxda Manchester United Edinson Cavani ayaa qaatay tababarkiisii ugu horreeyey ee naadiga ka…
Read More » -
England
Halkee ayuu marayaa heshiiskii ay Kooxda Barcelona ku doonaysay inay kula wareegto xiddiga Liverpool ee Gini Wijnaldum?
(Barcelona) 19 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto saxiixa laacibka…
Read More » -
England
Manchester United oo indhaha ku haysa inay la soo wareegtay laacib dheemman ka ah Kooxda Real Madrid
(Manchester) 19 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ee dalka Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay indhaha ku hayso saxiixa…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo xiiseynaysa saxiixa xiddig ka tirsan naadiga Leeds United… (Booskee ka ciyaaraa?)
(Liverpool) 19 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay xiiseynayso saxiixa laacib ka tirsan naadiga Leeds United,…
Read More »