Tababare Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Kooxdiisa Barcelona uga qeyb galaya kulanka Getafe

(Barcelona) 16 Okt 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka ay habeen dambe ku booqan doonaan  horyaalka La Liga, naadiga Getafe.

Barcelona ayaa habeen dambe ku booqan doonto kooxda kubadda cagta Getafe garoonkeeda Coliseum Alfonso Perez, waxaana liiska uu ku dhawaaqay macallin Koeman hoggaaminaya Lionel Messi.

Sidoo kale waxaa liiskan ka maqan xiddigaha kala ah Jordi Alba, Samuel Umtiti iyo goolhaaye Marc-Andre ter Stegen.

Halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Barcelona ee uu ku dhawaaqay tababare Ronald Koeman:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close