Day: October 14, 2020
-
England
Antonio Rudiger oo sharraxay xaqiiqda ah inuu diiday inuu ka tago kooxda Chelsea
(London) 14 Okt 2020. Daafaca reer Germany iyo kooxda kubadda cagta Chelsea ee Antonio Rudiger ayaa sharraxay xaqiiqda ah inuu diiday…
Read More » -
Italy
RASMI: Juvntus oo shaacisay in Cristiano Ronaldo uu dib ugu soo laabtay magaalada Turin
(Turin) 14 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa si rasmi ah u shaacisay fiidnimadan Arbacada ah in weeraryahankeeda Cristiano Ronaldo…
Read More » -
France
Labo Kooxood waa weyn oo wada doonaya inay la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos sanadka 2021-ka
(Madrid) 14 Okt 2020. Labo Kooxood oo waa weyn ayaa soonaya inay sanadka 2021-ka la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee…
Read More » -
England
Maxay Kooxda Chelsea ka tiri qilaafka la sheegay inuu soo kala dhexgalay N’Golo Kante & In xiddigu doonayo inuu ku biiro Real Madrid?
(London) 14 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa iska diiday oo beenisay qilaafka la sheegay inuu soo kala dhex-galay iyaga…
Read More » -
England
Afarta kulan ee ay seegi karaan xiddigaha Manchester United ee Bruno, Pogba & Martial oo la shaaciyey
(Manchester) 14 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey afar kulan ee ay seegi karaan xiddigaha Kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes, Paul…
Read More » -
Spain
Ma ahan Messi ama Ronaldo.. Xiddig hore ee kooxda Barcelona ah oo doortay laacibkii ugu fiicnaa taariikhda
(Barcelona) 14 Okt 2020. Laacibkii hore kooxda Barcelona ee Gerard Deulofeu ayaa iska indho tiray saaxiibkiis hore Barca ee Lionel Messi,…
Read More » -
Ameerika
Neymar Jr oo RIKOODH cajiib ah ka soo barbareeyay Ronaldo
(America) 14 Okt 2020. Xiddigga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa ku guuleystay inuu dhaliyo goolkiisii…
Read More » -
Ameerika
Muxuu ka yiri Lionel Messi kaddib guushii uu xulkiisa Argantina ka gaaray Bolivia??
(America) 14 Okt 2020. Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argantina ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii uu…
Read More »