Day: October 13, 2020
-
France
Real Madrid oo heshiis la gaartay badelka madaalaha reer Brazil ee Casemiro
(Madrid) 13 Okt 2020. Saraakiisha kooxda Real Madrid ayaa tallaabo dhab ah u qaaday saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe naadiga Rennais ee…
Read More » -
France
Maxaa ka cusub heshiiska ay kooxda Real Madrid ku dooneysay Kylian Mbappé??
(Yurub) 13 Okt 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wararka ka imaanaya gudaha dalka Spain, waxaa horumar cusub laga soo sheegayaa…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Weeraryahanka Kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo oo laga helay Korona Fayras
(Lisbon) 13 Okt 2020. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Juventus iyo xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa la xaqiijiyey in laga…
Read More » -
England
RASMI: Labo laacib oo ka kala tirsan kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid oo siyaabo kala duwan looga saaray xulka qaranka England
(London) 13 Okt 2020. Labo ciyaaryahan oo ka kala tirsan Kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ayaa siyaabo kala duwan looga soo…
Read More » -
England
RASMI: Laacibka ku guuleystay xiddiga bisha September ee Kooxda Arsenal oo la shaaciyey
(London) 13 Okt 2020. Waxaa shaaca laga qaaday laacibka ku guuleystay xiddiga bisha September ugu fiicnaa Kooxda Arsenal, iyadoo ay ku…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid vs Barcelona: Goorma ayaa la ciyaari doonaa kulanka koowaad ee El Clasico kal ciyaareedkan?
(Madrid) 13 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey Saacadda iyo taariikhda la dheeli doono kulanka koowaad ee El Clasico oo ay foodda…
Read More » -
Ameerika
Rodrygo: “Ma doonayo inaan noqdo Neymar-ka cusub”
(Madrid) 13 Okt 2020. Xiddiga reer Brazil ee Rodrygo ayaa sheegay inuusan dooneynin inuu noqdo “Neymar-ka cusub” kaddib markii uu ka…
Read More » -
England
Juan Mata oo hoos u dhigay heshiis uu ugu dhaqaaqi lahaa dalka Saudi Arabia si uu Kooxdiisa Manchester United…
(Manchester) 13 Okt 2020. Juan Mata ayaa la soo warinayaa inuu iska diiday fursad uu ku aadi lahaa dalka Saudi Arabia,…
Read More » -
England
Labo ka mid ah xiddigihii Korona Fayras uga maqnaa Kooxda Liverpool oo tababarka ku soo laabtay
(Liverpool) 13 Okt 2020. Labada ciyaaryahan ee kooxda Liverpool, Thiago iyo Sadio Mane ayaa la soo warinayaa inay dib ugu soo…
Read More » -
England
Kaddib xiisadda u dhexeysa N’Golo Kante iyo Frank Lampard, Xiddiga reer France oo ku riyoonaya inuu u dhaqaaqo Kooxda…
(London) 13 Okt 2020. N’Golo Kante ayaa la soo warinayaa inuu ku riyoonayo inuu ku riyoonaya inuu ku biiro Kooxda…
Read More »