Day: October 12, 2020
-
Champ' League
“Lix kooxood ayaa la tartami karta Bayern Munich” – Jerome Boateng
(Munich) 12 Okt 2020. Daafaca kooxda Bayern Munich ee Jerome Boateng ayaa sheegay inuu doonayo in kooxdiisa ay difaacato dhamaan tartamadii…
Read More » -
Spain
“Waxaan heysanaa fursad cusub oo aan ku badeli karno xaallada Barcelona” – Sergio Busquets
(Barcelona) 12 Okt 2020. Xiddiga khadka dhexe kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Sergio Busquets ayaa sheegay in Blaugrana ay…
Read More » -
England
Sterling oo ku dhow inuu RIKOODH cajiib ah kaga sara maro Lionel Messi xilli ciyaareedkan
(Manchester) 12 Okt 2020. Raheem Sterling ayaa bandhig cajiib ah ka sameeyay kooxdiisa Manchester City, taasoo ka dhigtay in tababare Pep…
Read More » -
Italy
Juventus oo qorsheeneysa inay ku garaacdo Real Madrid iyo Barcelona saxiixa xiddig si weyn loo wada doonayo
(Turin) 12 Okt 2020. Wargeysyada Talyaaniga ayaa sheegaya in Juventus ay heshiis la gaartay daafaca reer Austria iyo kooxda kubadda…
Read More » -
Champ' League
“Chelsea waxay raadineysaa inay ku guuleysato Premier League iyo Champions League” – Christian Pulisic
(London) 12 Okt 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Chelsea ee Christian Pulisic ayaa xaqiijiyay in Blues ay hiigsaneyso ku guuleysiga horyaalka…
Read More » -
Spain
Wareysi uu bixiyay Josep Maria Bartomeu oo ka carreysiiyay taageerayaasha kooxda Barcelona
(Barcelona) 12 Okt 2020. Xilli taageerayaasha Barcelona ay rajeynayaan in Josep Maria Bartomeu uu iska casili doono jagada madaxweynenimo ee kooxda…
Read More » -
France
“Cristiano Ronaldo waa kan ugu fiican taariikhda” – Kylian Mbappé
(Yurub) 12 Okt 2020. Weeraryahanka reer France iyo kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa muujiyay sida uu u…
Read More » -
Spain
Javier Tebas oo ka warbixiyay waxyaabaha ka maqan La Liga marka loo fiiriyo Premier League, muxuuse ka yiri Ronaldo iyo Neymar Jr?
(Madrid) 12 Okt 2020. Madaxweynaha horyaalka La Liga ee Javier Tebas ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay xaalada Horyaalka Spain…
Read More » -
Italy
Kabtankii hore Barcelona ee Carles Puyol oo si cad u sheegay kooxda uu jeclaa inuu u ciyaaro
(Yurub) 12 Okt 2020. Carles Puyol ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu ku sheegay kooxda uu doonayey inuu u ciyaaro inta uu…
Read More »