Day: October 11, 2020
-
England
Dhibaatada Korona Fayras ee Kooxda Liverpool oo halkeeda ka sii socota & xiddigii Shanaad oo lasoo sheegayo inuu soo ritay
(Liverpool) 11 Okt 2020. Saxaafada Ingariiska ayaa shaacisay fiidnimadan Axada ah in ciyaaryahanka khadka dhexe reer Guinea iyo kooxda Liverpool…
Read More » -
England
Koeman oo si cad kaga hadlay xaqiiqada ku aadan wararka la xiriirinayay Barcelona saxiixa Wijnaldum
(Barcelona) 11 Okt 2020. Macalinka reer Holland iyo kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ka baxay aamusnaanta wuxuuna si cad kaga…
Read More » -
England
Halyeey Liverpool ah oo u digay kooxda Everton ka hor kulanka Merseyside derby
(Liverpool) 11 Okt 2020. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Danny Murphy ayaa fariin digniin ah u diray naadiga Everton ka hor kulanka…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Inter Milan oo xaqiijisay in mid ka mid ah xiddigaheeda uu ku dhacay Korona Fayras
(Milan) 11 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijisay goordhow in mid ka midah xiddigaheeda uu…
Read More » -
France
Kooxda Paris Saint-Germain oo weli xiiseynaysa Cristiano Ronaldo… (Miyey Juve ogolaan doontaa inay iibiso CR7?)
(Paris) 11 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay weli xiiseynayso Cristiano Ronaldo. Yeelkeede, CR7…
Read More » -
England
Kooxaha Manchester United & Manchester City oo wada doonaya Macallin Mauricio Pochettino
(Manchester) 11 Okt 2020. Kooxaha Manchester United iyo Manchester City ayaa la soo warinayaa inay labaduba isha ku hayaan dhaqdhaqaaqa macallin…
Read More » -
England
Real Madrid, Barcelona iyo Chelsea oo ku tartamaya saxiixa xiddig ka tirsan Kooxda Bayern Munich
(Yurub) 11 Okt 2020. Sida wararku ay sheegayaan Kooxaha Real Madrid, Barcelona iyo Chelsea ayaa ku tartamaya saxiixa xiddiga ka tirsan…
Read More » -
Champ' League
Ed Woodward oo diyaar u ah inuu shaqada ceyriyo Macallinka Man United ee Ole Gunnar Solskjaer
(Manchester) 11 Okt 2020. Guddoomiye ku xigeenka fulinta Man United ee Ed Woodward ayaa lagu soo warramayaa inuu diyaar u yahay…
Read More » -
England
Thiago Alcantara oo markii ugu horreysay ka hadlay Korona Fayraskii ku dhacay… (Miyuu diyaar u yahay inuu ciyaaro kulanka Merseyside derby?)
(Liverpool) 11 Okt 2020. Thiago Alcantara ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Korona Fayraskii ku dhacay, waxaana su’aal la iska…
Read More » -
England
Muxuu Kevin De Bruyne ka yiri inuu heshiis cusub u saxiixayo Kooxdiisa Manchester City??
(Manchester) 11 Okt 2020. Laacibka khadka dhexe ee Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa Alabaabada u furay inuu heshiis…
Read More »