Day: October 10, 2020
-
Champ' League
Arsene Wenger oo sheegay kooxda uu u arko inay tahay tan ugu fiican Yurub xilligan
(Yurub) 10 Okt 2020. Macalinkii hore kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa sheegay kooxda uu u arko inay tahay tan ugu…
Read More » -
Spain
Luis Suarez oo ka hadlay mustaqbalka suurtogalka ah ee Lionel Messi
(Madrid) 10 Okt 2020. Weeraryahanka kooxda kooxda Atletico Madrid ee Luis Suarez ayaa ka qeyb galay “90 Minutes of Football”, wuxuuna…
Read More » -
England
Agaasimaha howlgallada Kooxda Manchester City oo xaqiijiyay inay weli tixgalinayaan u dhaqaaqista Lionel Messi
(Manchester) 10 Okt 2020. Agaasimaha howlgallada Kooxda Manchester City ee Omar Berrada ayaa xaqiijiyay in Citizens ay isku dayi karto…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Tuug u dhacay Guriga Cristiano Ronaldo oo gacanta lagu dhigay & Wixii uu xaday oo kaa yaabin doona!!
(Madeira) 10 Okt 2020. Tuug u dhacay Guriga Cristiano Ronaldo ee ku yaala jasiiradda uu ka soo jeedo ee Madeira…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo loo tilmaamay Tababare ka wanaagsan Macallin Pep Guardiola oo ay tahay inaan looga hormarin saxiixiisa
(Manchester) 10 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagula taliyey oo loo tilmaamay tababare ka wanaagsan midkooda taahay ee…
Read More » -
England
Macallin Ole Gunnar Solskjaer oo weli doona inuu Kooxda Manchester United keeno Jadon Sancho iyo Erling Haaland
(Manchester) 10 Okt 2020. Macallinka Kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa la soo warinayaa inuu weli qorsheynayo inuu labada…
Read More » -
Spain
“Waan ku dabaal degi doonaa hortooda haddii aan gool ka dhaliyo Barcelona” – Luis Suarez
(Madrid) 10 Okt 2020. Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa dhaleeceeyay maamulka kooxdiisii hore ee Barcelona, isagoo carabka ku adkeeyay…
Read More » -
Italy
Wakiilka Lautaro Martinez oo ka hadlayaa mustaqbalkiisa… iyo riyadiisa ah inuu la ciyaaro Messi
(Yurub) 10 Okt 2020. Weeraryahanka reer Argantina iyo kooxda Inter Milan ee Lautaro Martinez ayaa ahaa bar-tilmaameedka koowaad ee naadiga Barcelona…
Read More » -
England
Mattéo Guendouzi oo sharxay sababta uu uga tagay kooxda Arsenal
(Yurub) 10 Okt 2020. Laacibka khadka dhexe reer France ee Mattéo Guendouzi ayaa ka tagay kooxda reer London ee Arsenal inta…
Read More »