Day: October 9, 2020
-
England
Halyeey kooxda Liverpool ah oo ka hadlay goolal yarida Roberto Firmino
(Liverpool) 09 Okt 2020. Halyeeyga kooxda Liverpool ee John Barnes ayaa ka hadlay goolal yarida weeraryahanka rer Brazil iyo naadiga Reds…
Read More » -
England
RASMI: Tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinka bisha September ee Premier League oo lagu dhawaaqay
(England) 09 Okt 2020. Waxaa shaaca laga qaaday tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinka ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii lasoo dhaafay…
Read More » -
England
Man City oo ku dhow inay qandaraaska u kordhiso mid ka mid ah xiddigaheeda muhiimka ah
(Manchester) 09 Okt 2020. Wargeyska “The Times” ee dalka England ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Manchester City ay ku dhowdahay…
Read More » -
Spain
Suárez oo ka waxbixiyay dhibaatadii uu kala kulmay Barcelona, xilli sidoo kale uu ka hadlay Lionel Messi
(Spain) 09 Okt 2020. Luis Suarez ayaa afka furtay kaddib guushii uu xulkiisa Uruguay 2-1 kaga gaaray dhigooda Chile, kulankoodii ugu…
Read More » -
Ameerika
Muxuu ka yiri Lionel Messi guushii adkeyd ee xulkiisa Argentina uu ka gaaray Ecuador??
(Argantina) 09 Okt 2020. Kabtanka xulka qaranka Argantina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka hadlay kulankii adkaa ay la…
Read More » -
England
Thomas Partey oo fariin qiiro leh u diray taageerayaasha kooxda Arsenal
(London) 09 Okt 2020. Xiddiga dhawaangalka ah kooxda Arsenal ee Thomas Partey ayaa fariin qiiro leh u diray taageerayaasha Gunners, maalmo…
Read More » -
England
Lampard oo war naxdin leh ka helay kulamada caalamiga ah, kaddib markii uu dhaacmay xiddig muhiim ka ah kooxda Chelsea
(London) 09 Okt 2020. Kulamada caalamiga ah ayaa war xun ka soo gaaray tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard, kaddib markii…
Read More » -
England
Roy Keane oo uga digay Solskjær inuu maro wadadii José Mourinho ee kooxda Manchester United
(Manchester) 09 Okt 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Roy Keane ayaa dhaleeceeyay ciyaartoyda Red Devils, kaddib guuldaradii taariikhiga…
Read More »