Day: October 8, 2020
-
Champ' League
RASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Manchester City uga qeyb galaya tartanka Champions League oo la shaaciyey… (Miyey ku jiraan saxiixyada cusub ee Man City?)
(Manchester) 08 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa xaqiijisay xiddigaha uga qeyb gali doona tartanka Champions League, iyadoo ay…
Read More » -
England
Pogba oo hadal lama FILAAN ah ka yiri wararka la xiriira inuu u ciyaarayo kooxda Real Madrid
(Manchester) 08 Okt 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa si lama filaan ah uga hadlay arrinta…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Liverpool uga qeyb galaya tartanka Champions League oo la shaaciyey… (Yaa ku soo baxay?)
(Liverpool) 08 Okt 2020. Macallin kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha uu kala qeyb-galaya tartanka UEFA…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Man United uga qeyb galaya tartanka Champions League oo la shaaciyey… (Miyaa laga tagay Sergio Romero?)
(Manchester) 08 Okt 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda…
Read More » -
England
RASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Arsenal uga qeyb-galaya tartanka Europa League oo la shaaciyey… (Mesut Ozil oo ka mid ah saddex xiddig oo laga tagay)
(London) 08 Okt 2020. Macallin kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha Kooxdiisa uga qayb geli doona tartanka…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo aan weli ka quusan soo xero-gelinta Ousmane Dembele
(Manchester) 08 Okt 2020. Kooxda Manchester United ayaa la soo warinayaa inay weli macquul tahay inay u dhaqaaqdo soo xero-gelinta Ousmane…
Read More » -
England
Edinson Cavani oo 7 sano ka hor ku dhowaaday inuu ku biiro Man United… (Kumuu ahaa shaqsigii u diiday inuu yimaado Old Trafford?)
(Manchester) 08 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay ku dhowaatay inay la soo saxiixato Edinson…
Read More » -
Ameerika
Halkee ayuu ku sii jeedaa Goolhayaha Man United ee Sergio Romero, kaddib markii loo diiday inuu ku biiro koox ka dheesha Premier League?
(Manchester) 08 Okt 2020. Goolhayaha kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Argentine ee Sergio Romero ayaa ku sii jeeda Waqooyiga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Macluumaadkii, Email-ladii & Xisaabaadkii Kooxda Real Madrid oo la jabsaday… (Sidee wax u dheceen?)
(Madrid) 08 Okt 2020. Sida wararku ay tilmaamayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la jabsaday macaluumaadkeedii, Email-ladeedii iyo xisaabaadkeedii muhiimka…
Read More » -
Ameerika
Tababaraha xulka qaranka Argentina oo sheegay faa’iidada ku jirta in Lionel Messi uu sii joogo Barcelona
(Argentina) 08 Okt 2020. Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa sheegay in ay wax fiican tahay in Lionel Messi…
Read More »