Day: October 6, 2020
-
England
10-kii heshiis ee ugu sarreeyey oo ka dhacay suuqa kala iibsiga xiddigaha xagaagan, kaasoo xalay la soo gabagabeeyey
(Yurub) 06 Okt 2020. Xalay ayaa la soo gabagabeeyey suuqa kala iibsiga xiddigaha ee xagaaga, waxaana ka dhacay heshiiyo aan horay…
Read More » -
England
Olivier Giroud oo sharaxay xiriirka qariibka ah ee kala dhexeeya Karim Benzema
(London) 06 Okt 2020. Weeraryahanka kooxda Chelsea Olivier Giroud ayaa shaaca ka qaaday nooca xiriirka uu la leeyahay xiddiga naadiga Real…
Read More » -
England
Paul Merson oo sheegay inay layaab ku noqotay qiimaha ay Arsenal kula soo saxiixatay Thomas Partey
(London) 06 Okt 2020. Halyeeygii hore kooxda Arsenal ee Paul Merson ayaa sheegay inuu layaabay qiimaha ay Gunners kula soo…
Read More » -
England
“Heshiiska Man United ee Edinson Cavani waxay faa’iido u tahay Greenwood” – Rio Ferdinand
(Manchester) 06 Okt 2020. Daafacii hore kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa sheegay in weeraryahanka Red Devils ee Mason…
Read More » -
England
Xiddig kale oo ka tirsan Kooxda Liverpool oo laga helay Korona Fayras, kaasoo noqonaya midkii saddexaad ee xanuunkan uu ka haleeyey Reds Isbuucaan
(Liverpool) 06 Okt 2020. Xiriirka kubadda cagta Switzerland ayaa ku dhawaaqay in Xherdan Shaqiri uu ku dhacay Korona Fayras, waxaana…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri tababare Solskjær heshiiska Edinson Cavani ee kooxda Manchester United ??
(Manchester) 06 Okt 2020. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay heshiiska ay kooxdiisa la gashay…
Read More » -
England
Halkee ayay kala marayaan Kooxda Manchester United iyo Jadon Sancho?
(Manchester) 06 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku guuldarreysatay inay la soo wareegto xalay Jadon Sancho oo…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo dhammaystirtay saxiixa xiddigii Atletico Madrid ee Thomas Partey & Kooxda reer Spain oo careysan… (Lambarkee u xiran doonaa Gunners?)
(Madrid) 06 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ugu dambeyn si rasmi ah u dhammaystirtay saxiixa laacibka khadka dhexe ee…
Read More » -
England
RASMI: Laacibkii Arsenal ee Lucas Torreira oo ku biiray Kooxda Atletico Madrid
(Madrid) 06 Okt 2020. Ciyaaryahankii kooxda Arsenal ee Lucas Torreira ayaa heshiis amaah ah ugu biiray naadiga Atletico Madrid ee…
Read More » -
Spain
RASMI: Daafacii Barcelona ee Todibo oo ka tagay heshiis amaah ahna ugu biiray Kooxda…
(Barcelona) 06 Okt 2020. Daafacii kooxda Barcelona ee Todibo ayaa ka tagay naadiga reer Spain waxaana uu heshiis amaah ah…
Read More »