RASMI: Choupo-Moting oo ku biiray Kooxda Bayern Munich…+ SAWIRRO

(Munich) 05 Okt 2020. Choupo-Moting ayaa la xaqiijiyey inuu ku biiray kooxda Bayern Munich ee dalka Jarmalka, iyadoo maanta uu ku eg yahay suuqa kala iibsiga xiddigaha.

Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa ku dhawaaqday inay la saxiixdeen 31-sano jirka reer Cameroon ee Maxim Choupo-Moting.

Munich ayaa heshiis hal sano ah Maxim Choupo-Moting kaga soo qaadatay kooxda PSG oo uu ka tirsanaa.

Choupo-moting ayaa kooxdiisa cusub ee Bayern Munich waxa uu u xiran doonaa lambarka 13-aad.

SAWIRRO:

Image

Image

Image

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close