Shaxda rasmiga ah Kooxaha Man United iyo Tottenham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 04 Okt 2020. Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku soo dhaweyn doonto naadiga Tottenham Hotspur, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Afaraad ee horyaalka Premier League xilli ciyaareedka 2020/21.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Manchester United XI:

Tottenham Hotspur XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close