Shaxda rasmiga ah Kooxaha Barcelona iyo Sevilla ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 04 Okt 2020. Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhaweyn doonto naadiga Sevilla, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedka 2020/21.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Sevilla ee horyaalka La Liga dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Sevilla XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close