Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Levante

(Madrid) 03 Okt 2020.Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka barri horyaalka La Liga ay la ciyaari doonaan naadiga Levante.

Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid uu ula safrayo kulanka ay barri booqan doonaan kooxda Levante waxaa ka soo muuqday dhamaan xiddigaha diyaarka ah uu heli karo macalinka reer France kulankan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ay kala qeyb galayso kulanka Levante:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close