Shaxda rasmiga ah kulanka London Derby ee Kooxaha Chelsea iyo Crystal Palace oo la shaaciyey… (Hudson-Odoi oo ku bilowday iyo Kepa oo Keydka ku jira)

(London) 03 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan maanta kooxaha Chelsea iyo Crystal Palace, iyadoo Lampard uu safka hore ku soo bilaabay Hudson-Odoi, halka kursiga keydka uu dhigay Kepa.

Goolhaye Mendy ayaa ku bilowday safka hore ee Blues, Abraham iyo Werner ayaana hoggaaminaya weerarka kooxda martida loo yahay.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Chelsea: Mendy, Jorginho, Silva, Azpilicueta, Chilwell, Kante, Zouma, Hudson-Odoi, Havertz, Abraham, Werner.

Keydka Chelsea: Kepa, Tomori, Kovacic, Mount, James, Pulisic, Giroud.

Safka hore ee Palace: Guaita, Mitchell, Sakho, Kouyaté, Ward, Eze, McArthur, McCarthy, Townsend, Zaha, Ayew.

Keydka Palace: Hennessey, Kelly, Dann, Milivojević, Riedewald, Meyer, Benteke.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close