Day: October 3, 2020
-
England
Man United oo heshiis la gaartay weeraryahan weyn & xilliga uu soo caga dhigan doonto Old Trafford oo la sii ogaaday
(Manchester) 03 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United oo ka faa’ideysaneysa saacadaha yar ee ka haray suuqa kala iibsiga ayaa…
Read More » -
Italy
Korona Fayras oo markale albaaba u garaacay kooxda Juentus
(Turin) 03 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa shaacisay in labo ka mid ah shaqaalaheeda laga helay caabuqa Korona Fayras,…
Read More » -
England
Kooxaha Leeds United iyo Manchester City oo barbardhac ku kala baxay… +SAWIRRO
(England) 03 Okt 2020. Kooxaha Leeds United iyo Manchester City oo barbardhac ku kala baxay, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
Spain
Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Levante
(Madrid) 03 Okt 2020.Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono…
Read More » -
France
Kooxda Lyon oo go’aamisay mustaqbalka xiddigaheeda Memphis Depay iyo Houssem Aouar
(Lyon) 03 Okt 2020. Warbaahinta Faransiiska ayaa xaqiijisay galabnimadan Sabtida ah in kooxda Lyon oo uu hogaaminayo madaxweynaheeda Jean-Michel Aulas ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah Kooxaha Leeds United iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 03 Okt 2020. Kooxda Leeds United ayaa garoonkeeda Elland Road ku soo dhaweyn doonto naadiga Manchester City, si ay u…
Read More » -
England
Chelsea oo guul raaxo leh ka gaartay kooxda Crystal Palace oo marti ugu aheyd Stamford Bridge … +SAWIRRO
(London) 03 Okt 2020. Chelsea oo guul raaxo leh ka gaartay kooxda Crystal Palace oo marti ugu aheyd Stamford Bridge, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka London Derby ee Kooxaha Chelsea iyo Crystal Palace oo la shaaciyey… (Hudson-Odoi oo ku bilowday iyo Kepa oo Keydka ku jira)
(London) 03 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan maanta kooxaha Chelsea iyo…
Read More » -
Horyaallada
Xiddig uu ku xisaabtamayey Tababare Zidane oo ka dhaawacmay Kooxda Real Madrid… (Miyuu seegi doonaa kulanka El Clasico?)
(Madrid) 03 Okt 2020. Waxaa halkeeda ka sii socota inkaarta dhaawacyada Kooxda Real Madrid, iyadoo uu hadda qolka daweynta Los Blancos…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Juventus oo ay ka go’an tahay inay la wareegto Federico Chiesa saacadaha yar ee suuqa kala iibsiga ka haray
(Manchester) 03 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay go’aansatay inay heshiis ka gaarto saxiixa Federico Chiesa.…
Read More »