Day: October 2, 2020
-
Spain
RASMI: Liiska xiddigaha xulka qaranka Spain uga qeyb galaya kulammada soo aaddan oo la shaaciyey… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Spain) 02 Okt 2020. Tababare Luis Enrique ayaa maanta ku dhawaaqay liiskiisa ugu dambeeya ee xulka qaranka Spain kaga qeyb galaya…
Read More » -
Italy
RASMI: Lukaku oo ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa tartanka Europa League
(Yurub) 02 Okt 2020. Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay, magaca ku guuleystaha ciyaaryahankii ugu…
Read More » -
Spain
RASMI: Real Madrid oo si rasmi ah ugu dhawaaqday dhaawaca mid ka mid ah xiddigaheeda
(Madrid) 02 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa si rasmi ah u shaacisay dhaawaca daafaceeda midig ee reer Spain…
Read More » -
England
Luka Jovic oo codsaday inuu ku biiro koox weyn oo horyaalka Premier League ah
(Yurub) 02 Okt 2020. Wargeysyada Ingiriiska ayaa waxay shaaca ka qaadeen horumar cusub oo ku saabsan mustaqbalka weeraryahanka reer Serbia iyo…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Javier Zanetti kulanka ay Real Madrid ku wajahayaan tartanka Champions League??
(Milano) 02 Okt 2020. Madaxweyne ku xigeenka kooxda Inter Milan ee Javier Zanetti ayaa ka hadlay group-ka B oo ay Nerazzurri…
Read More » -
Champ' League
Koeman oo ammaanay ciyaartoydiisa… xilli uu sidoo kale ka hadlay isku aadkii la sameeyay ee tartanka Champions League
(Barcelona) 02 Okt 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa muujiyay inuu ku faraxsan yahay guushii ay Barca…
Read More » -
England
Klopp oo si maldahan u sheegay in lagu sii dhawaanayo bixitaanka xiddig ka tirsan kooxda Liverpool
(Liverpool) 02 Okt 2020.Tababaraha Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa si maldahan u sheegay in xiddiga kooxdiisa uu ku sii dhawaanayo…
Read More » -
Champ' League
Pavel Nedvěd oo si xiiso leh kaga hadlay kulanka Juventus iyo Barcelona ee tartanka Champions League
(Turin) 02 Okt 2020. Madaxweyne ku xigeenka kooxda kubadda cagta Juventus ee Pavel Nedvěd ayaa xaqiijiyay in kulanka ay la ciyaari…
Read More »