Shaxda rasmiga ah Kooxaha Celta Vigo iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 01 Okt 2020Kooxda Celta Vigo ayaa garoonkeeda Abanca Balaidos ku soo dhaweyn doonto naadiga Barcelona, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Afaraad ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Celta Vigo iyo Barcelona ee horyaalka La Liga dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Celta Vigo XI:

Image

Barcelona XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close