RASMI: Joshua Kimmich oo ku guuleystay abaal-marinta Difaaca xilli ciyaareedka ee Champions League

(Geneva) 01 Okt 2020. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa socota, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixinayo abaal-marinno kala duwan.

Hadda waxaa la bixiyey abaal-marinta daafaca xilli ciyaareedka ee Champions League, waxaana loo magacaabay oo ku guuleystay daafaca Kooxda Bayern Munich ee Joshua Kimmich.

Xiddigan xulka qaranka Jarmalka ee Joshua Kimmich ayaa abaal-marintan ku garaacay labada daafaca ee la tartamayey kuwaasoo ay ka wada tirsan yihiin kooxda Bayern Munich ee kala ah; Alaba iyo Davies.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close