Shaxda rasmiga ah Kooxaha Real Madrid iyo Real Valladolid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 30 Sebt 2020. Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Alfredo Di Stefano ku soo dhaweyn doonto naadiga Real Valladolid, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Afaraad ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Real Valladolid ee horyaalka La Liga dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Real Valladolid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close