Day: September 29, 2020
-
England
Kooxda Juventus oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa bartilmaameedka Arsenal ee Houssem Aouar
(Turin) 29 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay ku doo biirtay tartankii loogu jiray saxiixa bartilmaameedka…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo bilowday wadahadallo ay ku doonayso saxiixa Alex Telles
(Manchester) 29 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay bilowday wadahadallo ay ku doonayso ciyaaryahan Alex…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Real Madrid oo shaacisay Liiska xiddigaha ay kaga qeyb galayso kulanka Real Valladolid… (Miyey u soo laabteen Hazard iyo Asensio?)
(Madrid) 29 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ay…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo ka jawaabtay dalabkii ay Manchester United ka gudbisay Ansu Fati
(Manchester) 29 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ka jawaabtay dalabkii ay Manchester United ka soo gudbisay Ansu Fati. Naadiga…
Read More » -
England
Taageerayaasha Liverpool oo helay war naxdin leh ee ku saabsan Thiago Alcantara
(Liverpool) 29 Sebt 2020. Liverpool oo uu hoggaaminayo macalinkeeda reer Jarmal ee Jurgen Klopp, ayaa guul weyn oo muhiim ah ka…
Read More » -
France
Kooxda Lyon oo wakhti kama dambeys ah siisay Barcelona haddii ay doonayso inay la saxiixato Memphis Depay
(Barcelona) 29 Sebt 2020. Madaxweynaha kooxda Lyon ee Jean-Michel Aulas ayaa xaqiijiyay in Barcelona ay heysato maalmo kooban oo ay ku…
Read More » -
Spain
Barcelona oo dooneysa inay iska iibiso saddex ciyaaryahan ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ee xagaaga
(Barcelona) 29 Sebt 2020. Wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Barcelona ay dooneyso inay iska…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mikel Arteta guuldarradii ay kala kulmeen kooxda Liverpool??
(London) 29 Sebt 2020. Mikel Arteta ayaa amaanay waxqabadka kooxda kubadda cagta Liverpool, taas oo ku hoggaamisay inay guul xiisa badan…
Read More » -
England
Frank Lampard oo si cad u sheegay xiddig ay muhiim tahay inuu isaga tago kooxda Chelsea
(London) 29 Sebt 2020. Tababaraha reer England iyo kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa aaminsan in ciyaaryahanka ay isku…
Read More »