Day: September 28, 2020
-
England
Liverpool oo garoonkeeda Anfield saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Arsenal… +SAWIRRO.
(England) 28 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield saddexda dhibcood kaga qaadatay naadiga Arsenal, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 28 Sebt 2020. Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield ku soo dhaweyn doonto naadiga Arsenal, si ay u wada ciyaaraan ciyaar…
Read More » -
England
RASMI: Xiddig ka tirsan Liverpool oo ku biiray koox ka dhisan Waddanka Jarmalka
(Liverpool) 28 Sebt 2020. Xiddig ka tirsan kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la shaaciyey inuu si rasmi ah uga mid…
Read More » -
Horyaallada
Marcelo oo maanta dib ugu soo laabtay tababarka Kooxdiisa Real Madrid… (Miyuu ciyaari doonaa kulanka Real Valladolid?)
(Madrid) 28 Sebt 2020. Real Madrid ayaa dib ugu soo laabatay Tababarkeeda caadiga ah maanta oo Isniin ah, kaasoo ay…
Read More » -
England
Paris Saint-Germain oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea
(Paris) 28 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee ka dhisan Waddanka Faransiiska ayaa la soo warinayaa inay ku…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo doonaysa inay N’Golo Kante keento garoonka Old Trafford
(Manchester) 28 Sebt 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa doonaysa inay garoonkeeda Old Trafford keento xiddiga…
Read More » -
England
Aubameyang oo faahfaahin ka bixiyay wararka sheegayay in Barcelona ay xiiseyneysay saxiixiisa, muxuuse ka yiri kulanka caawa ee Liverpool??
(Barcelona) 28 Sebt 2020. Kabtanka kooxda Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa sheegay inuu helay dalab rasmi ah si uu ugu biiro…
Read More » -
Spain
Busquets oo ammaanay waxqabadka Ansu Fati ee Barcelona, isaga oo si cad u sheegay waxa uu u baahan yahay
(Barcelona) 28 Sebt 2020. Xiddiga khadka dhexe kooxda Barcelona ee Sergio Busquets ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii waynayd…
Read More » -
Spain
RIKOODH: Maxay ka dhigan tahay goolkii uu xalay ka dhaliyay Lionel Messi kooxda Villarreal??
(Barcelona) 28 Sebt 2020. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guulaystay in uu dhaliyo gool kulankii ay xalay kooxdiisa…
Read More » -
England
Aubameyang oo shaaca ka qaaday heshiiska uu rajeynayo in Arsenal ay ku guuleysan doonto
(London) 28 Sebt 2020. Kabtanka kooxda Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa shaaca ka qaaday magaca ciyaaryahanka uu rajeynayo in Gunners ay…
Read More »