Shaxda rasmiga ah Kooxaha Man City iyo Leicester City ee Premier League oo la shaaciyey

(England) 27 Sebt 2020. Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad ku soo dhaweyn doonto naadiga Leicester City, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Saddexaad ee horyaalka Premier League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Leicester City ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Manchester City XI:

Image

Leicester City XI::

Gool FM.      

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close