Shaxda rasmiga ah Kooxaha Barcelona iyo Villarreal ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 27 Sebt 2020. Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhaweyn doonto naadiga Villarreal, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Saddexaad ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Villarreal ee horyaalka La Liga dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Villarreal XI:

Image

Gool FM.       

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close