Ronald Koeman oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Villarreal

(Barcelona) 27 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa doonaysa inay guul ku bilaabato horyaalka La Liga kal ciyaareedkan 2020/21 marka ay garoonkeeda ku soo dhoweynayso caawa oo Axad ah naadiga Villarreal.

Tababaraha cusub ee Barcelona, Ronald Koeman ayaana isku diyaarinaya inuu kooxda guul kula bilowdo kal ciyaareedkiisa cusub.

Ronald Koeman ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Barcelona ee kaga qeyb galaya kulanka Villarreal ee horyaalka La Liga.

Macalin Ronald Koeman iyo wiilashiisa ayaa waxay isku diyaarinayaan kulankooda ugu horeeya ee horyaalka La Liga dalka Spain ee kal ciyaareedkan cusub 2020/21.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Ronald Koeman, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Villarreal ee horyaalka La Liga dalka Spain:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close