Day: September 27, 2020
-
Spain
Barcelona oo xaaqday kooxda Villarreal oo marti ugu aheyd garoonka Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 27 Sebt 2020. Barcelona ayaa xaaqday kooxda Villarreal oo marti ugu aheyd garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah Kooxaha Barcelona iyo Villarreal ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 27 Sebt 2020. Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhaweyn doonto naadiga Villarreal, si ay u wada ciyaaraan…
Read More » -
England
Leicester City oo guul ay u qalantay kaga soo gaartay Man City garoonkeeda Etihad… +SAWIRRO
(England) 27 Sebt 2020. Leicester City oo guul ay u qalantay kaga soo heshay kooxda Manchester City garoonka Etihad, kaddib markii…
Read More » -
England
Koox ka dhisan Premier League oo iska iibisay Laacibkii ugu TAAJIRSANAA ebid kubbadda cagta… (Aqriso Sheekadan)
(England) 27 Sebt 2020. Markaad ka fikirto laacibka ugu TAAJIRSAN kubbada adduunka waxaa durba kugu soo dhacaya sida Cristiano Ronaldo,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah Kooxaha Man City iyo Leicester City ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 27 Sebt 2020. Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad ku soo dhaweyn doonto naadiga Leicester City, si ay u wada…
Read More » -
Spain
Ronald Koeman oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Villarreal
(Barcelona) 27 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa doonaysa inay guul ku bilaabato horyaalka La Liga kal ciyaareedkan 2020/21…
Read More » -
England
“Waxaan ku soconaa wadada saxda ah si aan u difaacano Premier League” Xiddig ka tirsan Liverpool
(Liverpool) 27 Sebt 2020. Xiddig ka tirsan Liverpool ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo awoodda kooxdiisa ay u leedahay inay difaacdo…
Read More » -
England
Inter oo fasaxeysa labo ka mid ah xiddigaheeda si ay u dhameystirto heshiiska N’Golo Kanté
(Milano) 27 Sebt 2020. Inter Milan ayaa ku tijaabinaysa kooxda Chelsea in ka badan hal heshiis isdhaafsi ah, si ay kaga…
Read More » -
England
Barcelona oo xiiseyneysa xiddig ka tirsan kooxda Man City, mana ahan Eric García
(Barcelona) 27 Sebt 2020. Ma ahan wax qarsoodi ah in Barcelona ay raadineyso inay la soo saxiixato daafaca kooxda Manchester City…
Read More » -
England
Guardiola oo shaaca ka qaaday mudada uu garoomada ka maqnaanayo Gabriel Jesus
(Manchester) 27 Sebt 2020. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday mudada uu maqnaanayo weeraryahankooda reer Brazil…
Read More »