Shaxda rasmiga ah Kooxaha West Bromwich Albion iyo Chelsea ee Premier League oo la shaaciyey

(England) 26 Sebt 2020. Kooxda West Bromwich Albion ayaa garoonkeeda The Hawthorns ku soo dhaweyn doonto naadiga Chelsea, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Saddexaad ee horyaalka Premier League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha West Bromwich Albion iyo Chelsea ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

West Bromwich XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close