Shaxda rasmiga ah Kooxaha Real Betis iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 26 Sebt 2020. Kooxda Real Betis ayaa garoonkeeda Estadio Benito Villamarin ku soo dhaweyn doonto naadiga Real Madrid, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Saddexaad ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Betis iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Betis XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close