Shaxda rasmiga ah Kooxaha Brighton iyo Man United ee Premier League oo la shaaciyey

(England) 26 Sebt 2020. Kooxda Brighton & Hove Albion ayaa garoonkeeda The American Express Community ku soo dhaweyn doonto naadiga Manchester United, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Saddexaad ee horyaalka Premier League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Manchester United ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brighton XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close