Day: September 25, 2020
-
Horyaallada
RASMI: Tababare Zinedine Zidane oo shaaciyey liiska 22-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Real Betis
(Madrid) 25 Sebt 2020. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 22 ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Atletico Madrid oo xaqiijisay saxiixa Luis Suarez oo ay kala soo wareegeen Barcelona
(Madrid) 25 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee ka dhisan caasimadda Spain ayaa goordhow ku dhawaaqday saxiixa Luis…
Read More » -
Spain
RASMI: Luis Suarez oo ka gudbay tijaabada caafimaad ee uu u maray Kooxda Atletico Madrid… + SAWIRRO
(Madrid) 25 Sebt 2020. Luis Suarez ayaa ku baasay baaritaankii caafimaad ee uu u maray Kooxdiisa cusub ee Atletico Madrid…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Barcelona oo shaacisay lambarka uu Philippe Coutinho u xiran doono kaddib markii lambarkiisii 7-aad uu la wareegay Griezmann
(Barcelona) 25 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaacisay lambarka uu u xiran doono xiddigeeda reer Brail ee Philippe…
Read More » -
England
RASMI: Tottenham oo wareegga 16-ka Carabao Cup la ciyaari doonta Chelsea, inkastoo Spurs aysan dheelin wareeggii 32-ka Kooxood ee tartankan!
(London) 25 Sebt 2020. Kooxda Tottenham ayaa loo ogolaaday inay wareegga 16-ka Carabao Cup la ciyaarto naadiga Chelsea, inkastoo Spurs…
Read More » -
Spain
Luis Suarez oo gaaray Magaalada Madrid si uu u dhammaystiro ku biiristiisa Kooxda Atletico Madrid… (Miyuu ciyaari doonaa kulanka Axadda?)
(Madrid) 25 Sebt 2020. Weeraryahankii hore ee kooxda Barcelona Luis Suarez ayaa maanta gaaray Magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjaer oo si maldahan u sheegay inuu berri keydka dhigi doono daaficii sababta u ahaa guuldarradii Man United ka soo gaartao Kooxda Crystal Palace
(Manchester) 25 Sebt 2020. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa si maldahan u sheegay inuu diyaar…
Read More » -
England
Chelsea oo go’aamisay mustaqbalka Kepa Arrizabalaga kaddib markii ay la saxiixatay Edouard Mendy
(London) 25 Sebt 2020. Wargeyska “The Sun” ee dalka England ayaa ka hadlay mustaqbalka goolhaayaha reer Spain iyo kooxda Chelsea ee…
Read More » -
England
Man United oo isku diyaarineysa inay gudbiso dalabkeedii ugu dambeeyay ay ku dooneyso Jadon Sancho
(Manchester) 25 Sebt 2020. Wargeyska “Daily Star” ee dalka England ayaa soo wariyay in Manchester United ay sameyn doonto isku daygii…
Read More » -
England
Van de Beek oo ka hadlay ujeedkiisa ugu weyn kooxda Man United ee xilli ciyaareedkan
(Manchester) 25 Sebt 2020. Xiddiga heerka caalami ee dalka Holland iyo kooxda Manchester United ee Donny van de Beek, ayaa ka…
Read More »