Day: September 24, 2020
-
Champ' League
Kooxda Bayern Munich oo ku guuleystay koobka UEFA Super Cup kaddib markii ay garaacday Sevilla… +SAWIRRO
(Yurub) 25 Sebt 2020. Kooxda Bayern Munich ayaa ku guuleystay koobka UEFA Super Cup kaddib markii ay ku garaacday naadiga reer…
Read More » -
Italy
RASMI: Zlatan Ibrahimović oo laga halay Korona Fayras
(Milano) 24 Sebt 2020. Ciyaaryahanka kooxda AC Milan ee Zlatan Ibrahimović ayaa la xaqiijiyey inuu haleelay caabuqa saf mareenka ah…
Read More » -
England
Paris Saint-Germain oo doonaysa inay la wareegto xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga xiddigaha
(Paris) 24 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay u dhaqaaqdo soo xero-gelinta daafaca…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Chelsea oo dhammaystirtay saxiixa Edouard Mendy
(London) 24 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa goordhow ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa goolhaye Edouard Mendy, kaasoo ay kala…
Read More » -
England
Lampard oo ammaanay qaab ciyaareedka Kai Havertz, kaddib saddexleydii uu xalay dhaliyay
(London) 24 Sebt 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa muujiyay sida uu ula dhacsan yahay waxqabadka Kai…
Read More » -
Champ' League
José Mourinho oo ka warbixiyay waqtigii ugu xumaa ee xirfadiisa tababarnimo
(London) 24 Sebt 2020. Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur ee José Mourinho ayaa wuxuu shaaca ka qaaday waqtigii ugu xumaa ee xirfadiisa…
Read More » -
England
Mikel Arteta oo si niyadjab leh kaga hadlay mustaqbalka Mesut Özil ee kooxda Arsenal
(London) 24 Sebt 2020.Tababaraha Isbaanishka ah ee kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa xaqiijiyay in Mesut Özil uu ka baxay qorshihiisa…
Read More » -
Spain
Halyeey Real Madrid ah oo weerar ku qaaday maamulka Barcelona sababa la xiriira bixitaankii Suarez
(Spain) 24 Sebt 2020. Halyeeyga kooxda Real Madrid ee Hugo Sanchez ayaa weerar ku qaaday maamulka Barcelona, sababa la xiriira bixitaanka,…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo shaacisay in Luis Suarez uu u wareegay kooxda Atletico Madrid
(Spain) 24 Sebt 2020. Barcelona ayaa si rasmi ah ugu shaacisay website-keeda bixitaanka weerar yahanka reer Uruguay ee Luis Suarez,…
Read More »