Day: September 23, 2020
-
Champ' League
RASMI: Saddexda xiddig ee ku tartami doona abaal-marinta laacibka sanadka ee UEFA oo la shaaciyey… (Messi oo afaraad ka soo muuqday iyo CR7 oo…)
(Yurub) 23 Sebt 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay liiska saddexda xiddig ee ku tartami doona Abaal-marinta…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Xiriirka kubadda cagta Yurub oo ku dhawaaqay saddexda Tababare ee ku tartami doona abaal-marinta macallinka sanadka ee UEFA
(Yurub) 23 Sebt 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay liiska saddexda Tababare ee ku tartami doona Abaal-marinta macallinka…
Read More » -
England
RASMI: Wolves oo la saxiixatay xiddigii kooxda Barcelona ee Nélson Semedo
(Wolverhampton) 23 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Wolves ee ka dheesha horyaalka Premier League ee dalka England ayaa la saxiixatay ciyaaryahankii…
Read More » -
Spain
“Ma arki karo Barcelona la’aanta Lionel Messi”
(Barcelona) 23 Sebt 2020. Xiddiga reer Argentine, Lionel Messi, ayaa u dhawaa inuu ka tago safka Barcelona xagaagan, kaddib markii uu…
Read More » -
Italy
Douglas Costa oo qarka u saran inuu u dhaqaaqo horyaalka Premier League… (Kooxdee ayuu ku sii jeedaa?)
(Turin) 23 Sebt 2020. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Juventus ee Douglas Costa ayaa qarka u saran inuu u dhaqaaqo horyaalka…
Read More » -
England
Nelson Simedo oo fariin qiiro leh ku macsalaameeyay kooxda Barcelona
(Barcelona) 23 Sebt 2020. Ka tagista Nelson Simedo ee kooxda Barcelona ayaa noqotay mid la hubo, kaddib markii uu daafaca reer…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Ole Gunnar Solskjær qorshaha kooxda Manchester United ee suuqa kala iibsiga??
(Manchester) 23 Sebt 2020.Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sare u qaaday shakiga ku saabsan in Red…
Read More » -
England
Frank Lampard oo difaacay go’aankii Chelsea ay kula soo saxiixatay Kai Havertz
(London) 23 Sebt 2020. Macalinka kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa xaqiijiyay inuu ogyahay booska ku haboon xiddigooda cusub ee Kai…
Read More » -
Italy
RASMI: Juventus oo shaacisay inay dhameystirtay heshiiska Alvaro Morata
(Turin) 23 Sebt 2020. Kooxda reer Talyaani ee Juventus ayaa si rasmi ah u shaaciay inay dhameystirtay heshiiska weeraryahanka reer Spain…
Read More »