Day: September 22, 2020
-
Italy
Arturo Vidal oo durba tababar la bilaabay xiddigaha kooxdiisa cusub ee Inter Milan… + SAWIRRO
(Milan) 22 Sebt 2020. Arturo Vidal ayaa durba waxa uu tababar la bilaabay xiddigaha kooxdiisa cusub ee Inter Milan, kaddib…
Read More » -
England
RASMI: Frank Lampard oo xaqiijiyey in heshiiska Edouard Mendy uu dhammaaday, laacibkuna uu hadda tijaabada caafimaad u marayo Blues
(London) 22 Sebt 2020. Macallinka Kooxda kubadda Chelsea ee Frank Lampard ayaa xaqiijiyey in heshiiska Edouard Mendy uu yahay mid dhammaaday,…
Read More » -
England
DEG DEG: Kooxda Atletico Madrid oo xaqiijisay in Korona Fayras uu ku dhacay mid ka mid ah xiddigihii uu sida weyn u doonayey Pep Guardiola
(Madrid) 22 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee dalka Spain ka dhisan ayaa xaqiijisay in ciyaaryahankeeda Jose Gimenez uu…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo bilowday wadahadal ku aaddan saxiixa mid ka mid ah xiddigaha Barcelona
(Manchester) 22 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay bilowday wadahadal ku aaddan saxixia xiddiga Naadiga…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda Inter Milan oo dhammaystiray saxiixa Arturo Vidal… + SAWIRRO
(Milan) 22 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa dhammaystirtay saxiixa Arturo Vidal, kaasoo ay kala soo…
Read More » -
Italy
Alvaro Morata oo ka gudbay tijaabada caafimaad uu u maray kooxda Juventus… +SAWIRRO
(Turin) 22 Sebt 2020. Weeraryahanka reer Spain iyo kooxda Atletico Madrid ee Alvaro Morata ayaa ka gudbay tijaabada caafimaad uu u…
Read More » -
England
Liverpool oo qorsheeneysa in Real Madrid ay kula dagaalanto saxiixa Kylian Mbappé
(Liverpool) 22 Sebt 2020. Wargeyska “Daily Mail” ee dalka England ayaa soo wariyay in Liverpool ay qorsheyneyso inay qandaraas la gasho…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Pep Guardiola guushii ay xalay kooxdiisa Man City ka gaartay Wolverhampton??
(Manchester) 22 Sebt 2020.Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay guushii 3-1 aheyd ay kaga gaareen naadiga…
Read More » -
Spain
Halyeey reer Argentina ah oo ka warbixiyay sababta keentay dhibaatada Messi ee kooxda Barcelona
(Barcelona) 22 Sebt 2020. Halyeeyga reer Argentina ee Claudio Caniggia ayaa aaminsan in xiddiga ay isku wadanka yihiin ee Lionel Messi…
Read More »