Shaxda rasmiga ah Kooxaha Wolverhampton iyo Man City ee Premier League oo la shaaciyey

(England) 21 Sebt 2020. Kooxda Wolverhampton ayaa garoonkeeda Molineux ku soo dhaweyn doonto naadiga Manchester City, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca labaad ee horyaalka Premier League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Wolverhampton iyo Manchester City ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Wolverhampton XI:

Image

Manchester City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close