Day: September 21, 2020
-
England
Man City oo guul ka soo heshay kooxda Wolverhampton oo ay ku booqatay Molineux Stadium… +SAWIRRO
(England) 21 Sebt 2020. Manchester City ayaa guul ka soo heshay kooxda Wolverhampton oo ay ku booqatay Molineux Stadium, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah Kooxaha Wolverhampton iyo Man City ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 21 Sebt 2020. Kooxda Wolverhampton ayaa garoonkeeda Molineux ku soo dhaweyn doonto naadiga Manchester City, si ay u wada ciyaaraan…
Read More » -
Spain
RASMI: Ivan Rakitic oo ka fariistay xulkiisa qaranka Croatia
(Zagreb) 21 Sebt 2020. Ciyaaryahan Ivan Rakitic ayaa isaga fariisatay ciyaaraha heerka caalami ee xulkiisa qaranka Croatia. Ciyaaryahankii hore ee…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona iyo Luis Suarez oo la soo sheegayo inay heshiis wada gaareen… (Miyuu baxayaa xiddiga reer Uruguay?)
(Barcelona) 21 Sebt 2020. Koooxda kubadda cagta Barcelona iyo Luis Suarez ayaa la soo sheegayaa inay heshiis ka gaareeen waxa laga…
Read More » -
England
DEG DEG: Manchester City oo xaqiijisay in mid ka mid ah xiddigaheeda laga helay Korona Fayras
(Manchester) 21 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa xaqiijisay goordhow in mid ka mid ah xiddigaheeda laga helay caabuqa…
Read More » -
England
Halkee ayuu marayaa heshiiskii Barcelona iyo Man City ee ku aadanaa saxiixa Eric García??
(Yurub) 21 Sebt 2020. Barcelona ayaa heshiis kama dambays ah la gaartay kooxda Manchester City, si ay ula soo saxiixato daafaca…
Read More » -
England
Jamie Carragher oo ka aragti dhiibtay qaladaadka Kepa Arrizabalaga ee kooxda Chelsea
(England) 21 Sebt 2020. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa muujiyay dareenkiisa ku aadan goolhayaha reer Spain ee Kepa…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Klopp kadib guushii ay kooxdiisa Liverpool ka gaartay Chelsea??
(Liverpool) 21 Sebt 2020. Tababaraha Liverpool Jürgen Klopp ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay kooxdiisu gaartay kulankii xalay…
Read More » -
England
Lampard oo ka hadlay guuldarradii kooxdiisa Chelsea ay kala kulantay Liverpool
(London) 21 Sebt 2020. Frank Lampard ayaa aaminsan in Chelsea ay awooday inay barbaro ka hesho kulankii Liverpool, kaasoo ku dhamaaday…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka warbixiyay sababta ka dambeysay barbarihii ay Real Madrid la gashay kooxda Sociedad
(Spain) 21 Sebt 2020. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay barbaraha goolal la’aanta…
Read More »