Shaxda rasmiga Kooxaha Real Sociedad iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 20 Sebt 2020. Kooxda Real Sociedad ayaa garoonkeeda Reale Seguros ku soo dhaweyn doonto naadiga Real Madrid, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca labaad ee horyaalka La Liga.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Sociedad iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Sociedad XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close