Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Chelsea iyo Liverpool oo la shaaciyey… (Yaa ku soo bilowday kulan weyn ee ka dhacaya Stamford Bridge)

(London) 20 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Chelsea iyo Liverpool.

Labada kooxood ayaa isku qaban doona garoonka Stamford Bridge ee galbeedka Magaalada London kulan qeyb ka ah horyaalka Premier League.

Blues ayaa ku soo bilowday safkeeda Havertz iyo Werner.

Dhanka kale kooxda martida ah ayaa weerarkeeda ku soo wada bilowday Salah, Mane & Firmino.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Image

Chelsea XI: Kepa, James, Zouma, Christensen, Alonso, Jorginho, Kante, Kovacic, Mount, Havertz, Werner

Liverpool XI: Alisson, Alexander-Arnold, Van Dijk, Fabinho, Robertson, Henderson, Keita, Wijnaldum, Mane, Firmino, Salah.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close