Kooxaha Real Sociedad iyo Real Madrid oo barbaro ku kala baxay… +SAWIRRO

(Spain) 20 Sebt 2020. Kooxaha Real Sociedad iyo Real Madrid ayaa barbaro ku kala baxay kaddib kulan aad u xiiso badan ay ku wada ciyaareen garoonka Reale Seguros, xilli ciyaartan ay qeyb ka aheyd kulamada Isbuuca labaad ee horyaalka La Liga.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay barbardhac 0-0 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood Real Sociedad iyo Real Madrid.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Laakiin ugu damneyntii ciyaarta ayaa ku dhamaatay bar-bardhac 0-0 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood Real Sociedad iyo Real Madrid, kaddib kulan aad u xiiso badan ay ku wada ciyaareen garoonka Reale Seguros.

SAWIRRO:

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close