Shaxda rasmiga Kooxaha Arsenal iyo West Ham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 19 Sebt 2020Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium ku soo dhaweyn doonto naadiga West Ham United, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca labaad ee horyaalka Premier League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo West Ham United ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI:

West Ham XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close