Day: September 19, 2020
-
England
Arsenal oo garoonka Emirates guul dirqi ah kaga gaartay kooxda West Ham… +SAWIRRO
(London) 19 Sebt 2020. Arsenal ayaa garoonka Emirates guul dirqi ah kaga gaartay kooxda West Ham, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Crystal Palace oo guuldarro ku baday Man United garoonkeeda Old Trafford… +SAWIRRO
(Manchester) 19 Sebt 2020. Crystal Palace ayaa guuldarro ku baday Manchester United garoonkeeda Old Trafford, kaddib markii ay kaga soo adkaatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga Kooxaha Arsenal iyo West Ham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 19 Sebt 2020. Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium ku soo dhaweyn doonto naadiga West Ham United, si ay u…
Read More » -
England
RASMI: Tottenham oo ku dhawaaqday inay la soo wareegtay xiddigaha Reguilón iyo Bale
(London) 19 Sebt 2020. Naadiga reer England ee Tottenham ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay lasoo saxiixatay daafaca bidix kooxda…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool oo shaacisay inay dhameystirtay heshiiska Diogo Jota
(Liverpool) 19 Sebt 2020. Liverpool ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska xiddiga reer Portugal ee Diogo Jota,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee Kooxaha Manchester United iyo Crystal Palace oo la shaaciyey
(Manchester) 19 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Daawo muuqaalka uu Marcelo maanta kaga yaabiyay taageerayaasha uu ku leeyahay TikTok
(Madrid) 19 Sebt 2020. Marcelo wuxuu isku kululeeyay bilowga xilli ciyaareedkan cusub ee 2020/21, isagoo xoogaa qoob ka ciyaar ah…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Juventus oo xaqiijisay in mid ka mid ah xiddigaheeda uu garoomada ka maqnaan doono dhowr todobaad
(Turin) 19 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa xaqiijisay in mid ka mid ah xiddigaheeda uu garoomada ka maqnaan doono…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Barcelona oo shaacisay xiddigaha uga qeyb galaya Koobka Gamper… (Miyey ku jiraan Pjanic, Suarez iyo Vidal?)
(Barcelona) 19 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ku dhawaaqday liiska kama dambeysta ah ee xiddigaha uga qeyb galaya koobka…
Read More » -
England
Liverpool oo ku fikireysa inay qaado talaabo ay ku fasaxeyso mid ka mid ah xiddigaheeda
(Liverpool) 19 Sebt 2020. Liverpool ayaa qorsheeneysa inay qaado talaabo ay ku fasaxeyso qaar ka mid ah xiddigaheeda, si ay u…
Read More »