Day: September 17, 2020
-
Champ' League
RASMI: Xiddigaha u sharran abaal-marinnada laacibka boos walba ugu fiican sanadka UEFA ee Weerarka, Khadka dhexe, Daafaca iyo Goolhayaha oo la shaaciyey… (Messi iyo Ronaldo oo laga waayey!)
(Yurub) 17 Sebt 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey xiddigaha u sharraxan abaal-marinta boos walba ee ugu…
Read More » -
England
Goorma ayay xiddigaha Real Madrid ee Gareth Bale iyo Sergio Reguilon u duulayaan dalka Ingiriiska si ay ugu biiraan Kooxda Tottenham?
(Madrid) 17 Sebt 2020. Xiddigaha Real Madrid ee Gareth Bale iyo Sergio Reguilon ayaa u duulaya dalka Ingiriiska si ay…
Read More » -
England
DEG DEG: Bayern Munich oo xaqiijisay inay Liverpool kala heshiisay saxiixa Thiago Alcantara
(Munich) 17 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa xaqiijisay inay Liverpool heshiis kala gaareen saxiixa…
Read More » -
England
Xiddigaas Chelsea la qaaday Premier League hadda ma garan kartid….(DAAWO SAWIRRO)
(London) 17 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyay Sawirro weeraryahankii hore ee Chelsea kula guuleystay Premier League kuwaa oo ay aad…
Read More » -
England
Gareth Bale oo dib ugu soo laabtay Tottenham
(London) 17 Sebt 2020. Warsidaha Caanka ah ee Sportsmail ayaa ku adkeesanaya in Gareth Bale uu dhammeystiray heshiis uu dib…
Read More » -
England
Halkee marayaa heshiiskii kooxda Liverpool ay ku dooneysay saxiixa Thiago Alcantara??
(Yurub) 17 Sebt 2020. Warbaahinta Ingariiska ayaa shaacisay daqiiqado ka hor maanta oo Khamiis ah arrin ku saabsan heshiiska ay…
Read More » -
Holland
Barcelona oo ku dhow inay dhameystirto heshiiska xiddig ka tirsan Kooxda Ajax
(Barcelona) 17 Sebt 2020. Wargeyska “Daily Telegraph” ee dalka England ayaa soo wariyay in Barcelona ay ku dhawdahay inay la soo…
Read More » -
England
Van de Beek oo shaaca ka qaaday sababta ka dambeysay inuu ku dhiirado heshiiskii uu ugu biiray kooxda Man United
(Manchester) 17 Sebt 2020. Ciyaaryahanka cusub ee khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Donny van de Beek ayaa sharaxaad ka…
Read More » -
Italy
Danilo oo ammaanay saaxiibkiis Cristiano Ronaldo, muxuuse ka yiri Andrea Pirlo??
(Turin) 17 Sebt 2020. Daafaca reer Brazil iyo kooxda Juventus ee Danilo ayaa ammaanay saaxiibkiis Cristiano Ronaldo, wuxuuna tilmaamay inuu yahay…
Read More » -
England
Donny van de Beek oo ammaan ka helay xiddig hore ee kooxda Man United ah
(Manchester) 17 Sebt 2020. Donny van de Beek ayaa ciyaaray kulankiisii ugu horreeyay ee kooxda Manchester United, ciyaartii saaxiibtinimo ay la…
Read More »