Day: September 16, 2020
-
England
Timo Werner oo shaaca ka qaaday sababta uu u doorbiday inuu u ciyaaro Chelsea marka loo eego Liverpool
(London) 16 Sebt 2020. Xiddiga reer Germany iyo kooxda Chelsea ee Timo Werner ayaa shaaca ka qaaday sababaha uu u…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo kula dagaalamaya kooxda Roma saxiixa xiddig ka ciyaara horyaalka…
(Manchester) 16 Sebt 2020. Tababaraha reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa kula tartamaya naadiga Roma saxiiixa xiddig…
Read More » -
England
Mourinho oo markii ugu horreysay ka hadlay wararka Gareth Bale la xiriirinaya Tottenham
(London) 16 Sebt 2020. Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur ee José Mourinho ayaa ka hadlay wararka Spurs-ka la xiriirinaya inay ku dhowdahay…
Read More » -
Germany
Kumaa loo doortay xiddiga xilli ciyaareedka 2019/20 ugu fiicnaa Kooxda Bayern Munich?… (Ma Alphonso Davies mise Lewandowski?)
(Munich) 16 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey ciyaaryahanka loo doortay inuu ahaa xiddiga xilli ciyaareedka ugu fiicnaa kooxda Bayern Munich,…
Read More » -
England
AUBA oo noqday laacibka ugu Mushaarka badan Premier Legaue…..(EEG Liiska sagaalka laacib ee ku soo xiga)
(London) 16 Sebt 2020. PIERRE-EMERICK AUBAMEYANG ayaa lagu soo warramayaa inuu yahay ciyaaryahanka ugu mushaarka badan Premier League kaddib markii…
Read More » -
England
Macallinka Leeds United oo ka sarreeya kan Man United…. (10-ka Tababare ee ugu Mushaharka badan Premier League oo la shaaciyay)
(Yurub) 16 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey tobanka Tababare ee mushaharka ugu badan ka qaata haatan horyaalka Premier League. Macallinka…
Read More » -
England
Kaddib heshiiskii cusbaa oo uu saxiixay Aubameyang, waa kuwee 10-ka ciyaaryahan ee ugu mushaharka badan Kooxda Arsenal?
(London) 16 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey tobanka ciyaaryahan ee ugu mushaharka badan kooxda kubadda cagta Arsenal, kaddib markii heshiis cusub…
Read More » -
Spain
Ronald Koeman oo ka hadlay khilaafka la sheegay inuu kala dhexeeyo Lionel Messi
(Barcelona) 16 Sebt 2020. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xaqiijiyay in xiriirka isaga iyo Lionel Messi uu aad u…
Read More » -
Champ' League
“Rajada ku guuleysiga Ballon d’Or wali wey jirtaa” – Robert Lewandowski
(Yurub) 16 Sebt 2020. Xiddiga Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa faallo ka bixiyay go’aanka lagu joojiyay abaalmarinta Ballon d’Or ee…
Read More » -
France
Madaxweynaha kooxda Lyon oo shaaca ka qaaday hadal layaab leh ee ku saabsan heshiiska uu Depay ugu biirayo Barcelona
(Yurub) 16 Sebt 2020. Madaxweynaha kooxda Olympic Lyon ee Jean-Michel Aulas ayaa daaha ka qaaday hadal layaab leh ee ku saabsan…
Read More »