Day: September 15, 2020
-
England
Miyeey Liverpool awoodaa inay difaacato horyaalka Premier League? – Fernando Torres ayaa ka jawaabaya
(Yurub) 15 Sebt 2020. Xiddigii hore kooxda Liverpool ee Fernando Torres ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Reds ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Gabdho SHIDAN oo la dhashay Riyad Mahrez oo Beerka laga xashiriyay….(Sidee wax u dheceen?)
(Paris) 15 Sebt 2020. Labo gabdhood oo la dhashay weeraryahanka Kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa waxaa garaacay burcad…
Read More » -
England
RASMI: Aubameyang oo heshiis cusub qalinka ugu duugay Kooxdiisa Arsenal… (Meeqa sano ayuu u saxiixay Gunners?)
(London) 15 Sebt 2020. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa heshiis cusub oo qalinka ugu duugay kooxdiisa kubadda cagta Arsenal. Kooxda kubadda cagta…
Read More » -
England
Maxay u baahan tahay Kooxda Liverpool si ay ula saxiixato Thiago Alcantara??
(Liverpool) 15 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa u baahan inay sugto illaa todobaadka ugu dambeeya ee suuqa kala…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Kylian Mbappe
(Manchester) 15 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay mudnaanteeda koowaad…
Read More » -
Italy
Wakiilka Lautaro Martínez oo ugu dambeyn go’aan ka gaaray mustaqbalka ciyaaryahanka ee Kooxda Inter Milan
(Milano) 15 Sebt 2020. Wakiilka Lautaro Martínez ee Carlos Alberto Yaqué ayaa xaqiijiyay in xiddiga uu dalaalka ka yahay ee…
Read More » -
England
Muxuu ku jawaabay tababare Lampard mar wax laga weydiiyay haddii ay kooxdiisa Chelsea u baahan tahay saxiixa goolhaaye cusub??
(London) 15 Sebt 2020. Macalinka kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa la weydiiyay haddii uu doonayo inuu la soo saxiixdo goolhaye…
Read More » -
England
Gary Neville oo si cad u sheegay hal sabab oo aysan Chelsea kal ciyaareedkan ugu guuleysan karin Premier League
(England) 15 Sebt 2020. Chelsea ayaa guul ay u qalantay ka soo qaadatay kooxda Brighton, kulankeeda ugu horeeyay horyaalka Premier League…
Read More » -
England
Barcelona oo qorsheyneysa inay sara u qaado qiimaha xiddig ay si aad ah u dooneyso
(Barcelona) 15 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa isku diyaarineysa inay dalab cusub ka gudbiso inta lagu gudi jiro suuqan…
Read More » -
England
“Mohamed Salah wuxuu ku socdaa wadadii Cristiano Ronaldo” – Gary Neville
(England) 15 Sebt 2020. Halyeeyga kooxda Man United ee Gary Neville ayaa ammaanay xiddiga Liverpool ee Mohamed salah kaas oo kooxdiisa…
Read More »