Shaxda rasmiga Kooxaha Brighton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(England) 14 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Brighton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League.

Chelsea oo si xoogan isku xoojisay xilli ciyaareedkan ayaa dooneysa inay ka qaadato saddexdeeda dhibcood ugu horeysa horyaalka Premier League kooxda Brighton & Hove Albion.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brighton XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close